Macawisda Al Zaeem – Qurux, tayo sare iyo qiimo macquul ah
Macawisda Al Zaeem waa astaanta raaxada, tayada, iyo dhaqanka. Waxaa laga sameeyay dhar tayo sare leh oo raaxo iyo adkaysi leh, kuna habboon xafladaha, salaadaha, iyo isticmaalka maalinlaha ah.
🧵 Tayo Sare – dunta lagasameeyey waa kuwo adkeysi leh oo jilicsan
🎨 Naqshad Qurux Badan – Laba midab iyo naqshad dhaqameed isugu jira
📦 Xirmooyin Kala Duwan – Ku yimaada qaabab iyo midabbo kala duwan si aad doorasho u yeelato
Reviews
There are no reviews yet.