Cabdilahi Abdi

Sportsman / Champion / Backpack

Carwo Hanad Meesha ay Ku kulmeen Tayada iyo Quruxda.

Carwo Hanad waa xarun casri ah oo ku taalla magaalada Buuhoodle, oo bixisa dhar iyo agabyo tayo sare leh oo loogu talagalay ragga. Waxaan kuu haynaa kabo, macawisyo, funaanado, buumayaal, surwaalo, garamaamo, iyo dhammaan alaabta kale ee kuu sahleysa inaad u labisato si sharaf leh oo qurux badan.

Hel - 10% Discount ah Marka aad Online kaga adeegato

Hadii aad Rabto inaad hesho caawinaad habka aad u adeeganayso halkan hoose riix.

Noocyada Alaabta Diyaarka ah

Fadlan hore u gudbi dalabkaaga si aadan u seegin mahadsanid.

Kafaa’iidayso Fursadda Maanta!

Hel qiimo dhimis gaar ah oo ku saabsan kabaha iyo funaanadaha cusub ee Carwo Hanad!

30%

Alabaha Bishan Yimid

soo qaado kabaha iyo dharka ugu cusub ee Carwo Hanad oo qiimo dhimis leh!

Macaamiil Hore Uga adeegtay Carwo Hanad

Waa Tan Bogaadin iyo Mahadcelin Carwo Hanad.

Daahir Aadan Cali

CEO of Carwo Carafaad "Carwo Hanad waa meel aan si joogto ah uga adeego. Dharka iyo kabaha aan ka helay waa tayo sare leh, isla markaana ku habboon qiime macquul ah. Adeegga macaamiisha aad buu u wanaagsan yahay, markasta waan ku qanacsanahay. Aad iyo aad ayaan idiinku mahadcelinayaa."

Cabdllaahi CabdiKariin

"Waan ka helay Carwo Hanad! Waxaan helay funaanado iyo surwaalo si heer sare ah u nadiifsan oo la jaanqaadaya moodada casriga ah. Waxa aan jeclahay ayaa ah sida si degdeg ah loogu adeegayo iyo xushmadda macaamiisha loo hayo. Mahadsanidiin Carwo Hanad!"

Cusmaan Ismaaciil

"Waxaan dhowaan ka iibsadey buumayaal iyo garamaamo Carwo Hanad, runtii waxay ahaayeen kuwo tayo sare leh oo qurux badan. Waxaan dareemay in la i qadarinayo markii la iga caawiyay xulashada agabkii iga fiicnaa. Carwo Hanad waa meesha ugu habboon ee laga adeego Buuhoodle!"